C/raxmaan C/shakuur: “Ma jirto illaa hadda deyn Somalia laga cafiyey oo la ogyahay”

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa dowlada Somalia ugu hambalyeeyey guulaha ay ka gaartay hanaanka deyn cafinta Somalia oo ay soo gaarsiisay heerka 3aad. C/raxmaan C/shakuur waxaa uu dhinaca kale sheegay ineysan jirin deyn illaa hadda laga cafiyey Somalia, isagoo madaxda DF ku dhaliilay iney shacabka been u sheegayaan. Qoraal arrimahan la xiriira oo … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Ma jirto illaa hadda deyn Somalia laga cafiyey oo la ogyahay”